Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika waxaa lagu soo gabagabeeyay Shirkii Todobaadka Shidaalka Africa oo sanadkan wadamo dhowr ah oo Afrikaan ah oo ay Soomaaliya ku jirto ay uga faa'ideysteen inay ku soo bandhigaan macluumaadka shidaalkooda.
from VOA https://ift.tt/34ExTw7
via IFTTT
No comments:
Post a Comment