Ciidamada Turkiga ee ku sugan waqooyiga Siiriya ayaa soo xirey haweeney la dhalatay hoggaamiyihii kooxda ISIS Abuubakar Al Baqdaaddi, kaas oo dhawaantan lagu dilay howl gal uu hoggaaminayay Mareykanka.
from VOA https://ift.tt/2PNvDhR
via IFTTT
No comments:
Post a Comment