Friday, November 8, 2019

Twitter oo Xannibtay Akoonkii Koox Mucaarad ku ah Iiraan

Shirkadda Twitter ayaa xirtay akoonnada koox mucaarad ku ah dowladda Iiraan oo fadhigoodu yahay Mareykanka iyo taageerayaashooda, kuwaasi oo lagu eedeeyey in ay ku xad-gudbeen shuruucda shirkadda Twitter-ka.

from VOA https://ift.tt/2NVQz3y
via IFTTT

No comments:

Post a Comment