Tuesday, December 3, 2019

Mas'uuliyiin kale oo lagu xiray Boosaaso

Ciidamada ammaanka Puntland ayaa xabsiga dhexe ee magaaladda Boosaaso waxay u taxaabeen shan qof oo isugu jira Nabadoono, Cuqaal iyo Siyaasiyiin. Mas'uuliyiintan ayaa dhowaan magaaladda Boosaaso ku qabtay shir ay ku dhaliileen xukuumada maamulka Puntland. Boosaaso ayaa sidan oo kale horey loogu xiray odayaal iyo siyaasiyiin jeediyey hadallo ka dhan ah xukuumadda, kuwaas oo markii dambe la sii daayey. Faah-faahinta warkan waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre Aadan.  

from VOA https://ift.tt/2PeGKyC
via IFTTT

No comments:

Post a Comment