Monday, December 30, 2019

Barnaamij gaar ah: Dhacdooyinka 2019 ee Soomaaliya

Waxaan idin soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhaca Soomaaliya sannadkan sii dhammaanaya ee 2019-ka. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan iyo Falastiin Axmed Iimaan.  

from VOA https://ift.tt/2Q8Gnaa
via IFTTT

No comments:

Post a Comment