Tuesday, December 24, 2019

Dad badan oo Lagu Laayay Burkina Faso

Madaxweynaha dalka Burkina Faso Roch Marc Christian Kabore, ayaa xaqiijiyay dhimashada 35 qof oo rayid ah oo dumar u badnaa oo lagu dilay, weerar Talaadadi ay koox mintidiin Muslimiin ah ku qaadeen waqooyiga dalka Burkina Faso.

from VOA https://ift.tt/2PSNung
via IFTTT

No comments:

Post a Comment