Saturday, December 28, 2019

Wararkii ugu Danbeeyey ee Qaraxii Muqdisho

Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in in ka badan 80 qof oo u badan shacab ay ku geeriyoodeen qarax xooggan oo saaka lala beegsaday Ex-control Afgooye oo ka mid ah baraha laga soo galo magaalada Muqdisho.

from VOA https://ift.tt/39kb1oP
via IFTTT

No comments:

Post a Comment