Dawladda Kenya ayaa sarkaal cusub u magacwday amniga Gobolka Waqooyi Brai ee Soomaalida oo ay Al-Shabaab weeraro ka gaystaan. Sarkaalkan la magacaabay ayaa horey uga tirsanaa sirdoonka qaranka Kenya. Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Nairobi.
from VOA https://ift.tt/2SmnXED
via IFTTT
No comments:
Post a Comment