Saddex maalmood ayey xaalad biyo la'an ah ku sugan yihiin in ka badan 2,000 kun oo qoys oo ku nool xerada qaxootiga ee Dhagaxley ee ka tirsan xeryaha Dhadhaab kadib markii ay jabeen ceelashii biyaha ay ka dhaansan jireen qaxootiga.
from VOA https://ift.tt/2rt1oTJ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment