Monday, December 30, 2019

Qaar ka mid ah dadkii lagu la'aa qaraxii Ex-Control oo la helay

Guddiga Gurmadka ee la sameeyey kadib qaraxii sabtidii ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in 24 qof oo la la'aa la xaqiijiyey in shan ka mid ah ay ku dhinteen qaraxii dhacay, halka qof kale uu dhaawac soo gaaray, lix kalena la helay iyaga oo bed-qaba.

from VOA https://ift.tt/2u4yxWJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment