Saturday, December 28, 2019

Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Mikrofoonka oo toddobaadkan ku saabsan wajjiga saddexaad ee tirakoobka shaqaalaha rayidka ah oo la soo gabagabeeyey. Barnaamijkan oo uu inoo diyaariyey Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa waxaa ku marti ah Sadiiq Warfaa oo ah Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Soomaaliya.  

from VOA https://ift.tt/355G5p1
via IFTTT

No comments:

Post a Comment