Tuesday, December 24, 2019

Bankiga Dhexe oo amar kasoo saaray ganacsiga Forex

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa amray in la xiro xisaabaadka shirkadaha ka ganacsada sarrifka lacagaha qalaad oo dhowaanahan kusoo kordhayey magaalada Muqdisho.

from VOA https://ift.tt/2rpdoFL
via IFTTT

No comments:

Post a Comment