Hogaanka sare ee ururka Ahlusunnah ee gobollada dhexe ayaa ku baaqay dagaal xooggan oo guud ahaan culumada, dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay si wadajir ah ula galaan maleeshiyada ururka al-Shabaab. Warbixintan waxaa Gaalkacyo ka soo diray wariyaha VOA Cabdiwaxid Macallin Isaaq.
from VOA https://ift.tt/2Q6cPu1
via IFTTT
No comments:
Post a Comment