Tuesday, December 24, 2019

Go'aankii maxkamadda kiiska Khaashuqji oo la cambaareeyey

Go'aanka maxkamad Sacuudi ah ay uga bari yeeshay kaaliye sare oo ku dhow dhaxa-suge Maxamed Bin Salmaan inuu ku lug lahaa dilkii Jamal Khaashuqji, ayaa la kulmay cambaareyn caalami ah ayada oo lagu qeexay ka been-sheegid cadaaladeed, balse helay taageerada Mareykanka.

from VOA https://ift.tt/398UZxM
via IFTTT

No comments:

Post a Comment