Tuesday, December 24, 2019

Banaanbaxyo ka dhacay magaalada Jigjiga

Bannaanbaxyo ayaa ka dhacay magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida kuwaasi oo looga soo horjeeday gubistii masaajiddada ku yaallay magaalada Mota ee Gobolka Amxaarada.

from VOA https://ift.tt/392hch0
via IFTTT

No comments:

Post a Comment