Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa toddoba nin oo ka tirsan Al-Shabaab ku xukuntay dil toogasho ah kadib dhagaysi ka socday Muqdisho muddo ka badan toddobaad. from VOA https://ift.tt/37pXLNz via IFTTT
No comments:
Post a Comment