Diyaarad ay saarnaayeen in ka badan 90 qof ayaa waxyar un kadib markii ay kacday ku dhacday dalka Kazakhstan, ayada oo ay ku dhinteen 12 qof, halka in ka badan 20 kale ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen mas'uuliyiinta.
from VOA https://ift.tt/2t2VitI
via IFTTT
No comments:
Post a Comment