Inta la xaqiijiyay 80 qof ayaa ku dhintay qarax aad u culus oo saakay ka dhacay isgoyska ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa gaari walxaha qaraxa laga soo buuxiyay ayaa lagu dhex qarxiyay bar kontorool oo aad u mashquul badan
from VOA https://ift.tt/3615y46
via IFTTT
No comments:
Post a Comment