Thursday, December 26, 2019

Bandhigga VOA: Caqabadaha haysta Af-Soomaaliga

Barnaamijkii Bandhigga VOA waxaa toddobaadkan ku soo qaadaneynnaa Afka Soomaaliga iyo caqabadaha uu kala kulmay burburkii Soomaaliya. Barnaamijka waxaa inoo soo diyaariyay Xuseen Barre Aaden, waxaana gacan ka geysatay wariyaheenna Jabuuti Sagal Saciid Faarax.  

from VOA https://ift.tt/2MvTlN1
via IFTTT

No comments:

Post a Comment