Wednesday, December 25, 2019

Madaxweyne Afwerki oo gaaray Addis-Ababa

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa maanta gaaray magaalada Addis-Ababa, halkaasi oo uu ra'iisul wasaaraha Itoobiya kula yeelanayo kulankii ugu horreeyey tan iyo markii uu abaal-marinta nabadda ee Nobel Peace Prize ku helay billaabidda heshiiska labada dal.

from VOA https://ift.tt/39bxYKM
via IFTTT

No comments:

Post a Comment