Dibad-baxayaasha Iraq ayaa maanta sare u qaaday banaan-baxyada ay wadaan, ayada oo mas'uuliyiinta Baghdad ay sii noqonayaan kuwa tabar-darran oo raadinaya hab ay uga baxaan is-marin waagan siyaasadeed.
from VOA https://ift.tt/2SnvcME
via IFTTT
No comments:
Post a Comment