Monday, December 30, 2019

NISA: "Dal shisheeye ayaa laha qorshaha qaraxii Ex-Control"

Hay'adda sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in "dal shisheeyey" uu lahaa qorshaha qaraxii 28-kii bishan ka dhacay Ex-Kontorool Afgooye ee duleedka Muqdisho.

from VOA https://ift.tt/39ofuXB
via IFTTT

No comments:

Post a Comment