Friday, December 27, 2019

Afwerki oo ballan-qaaday inuu dib u xoojiyo xiriirka Ethiopia

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa khamiistii ballan-qaaday inuu xoojin doono wada-shaqeynta kala dhaxeysa Itoobiya, isaga oo ku guda jiray maalintii ugu dambeysay booqasho laba maalmood ah, oo loo arkay inay timid xilli hanaankii nabadda labada dal uu gaabiyey.

from VOA https://ift.tt/37hR9k7
via IFTTT

No comments:

Post a Comment