Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday fanaankii Axmedeey Abubakar al-Camaari oo ka mid ahaa fanaaniinta ay sida wayn u taqaano Soomaalida. from VOA https://ift.tt/39if7hb via IFTTT
No comments:
Post a Comment