Saturday, December 28, 2019

Tobanaan ku dhimatay qarax ka dhacay Muqdishu

In ka badan 70 ayaa ku dhimatay baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha Qarax oo lagu weeraray isgoyska Ex-Control Afgooye. Saraakiisha amniga ayaa sheegay in baabuurka ahaa mid isa soo miisaamiyey.

from VOA https://ift.tt/2QshvsV
via IFTTT

No comments:

Post a Comment