Dabley hubeysan ayaa xalay fiidnimadii waxay toogasho ku dileen Cismaan Axmed Askar oo ka mid ahaa shaqaalaha dekedda Boosaaso, xili uu gurigiisa u sii hoyanayey. from VOA https://ift.tt/374G5Hd via IFTTT
No comments:
Post a Comment