Monday, December 30, 2019

Sharciga doorashooyinka Somalia ma waafaqsan yahay dastuurka?

XIldhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa dhowaan meel-mariyey sharciga doorashooyinka qaranka ee heer federal. Gudoomiyaha gudigii soo diyaariyey sharcigaas xildhibaan Cabbdullahi Abuukar Xaaji Carab oo la hadlay  VOA-da, ayaa sheegey in sharcigan aanu khilaafsaneyn dastuurka dalka, isagoo xusey inuu rajeynayo in madaxweynuhu ansixin doono marka uu Aqalka Sare soo gudbiyo. Falastin Ahmed Iman ayaa ugu horeyn weydiisey Xildhibaan Carab sharcigan waxa uu kaga duwan yahay sharciyadii hore ee ay ansixiyeen.  

from VOA https://ift.tt/2u1TyRL
via IFTTT

No comments:

Post a Comment