Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta ka badbaaday weerar bamba gacmeed oo lagu weeraray goob uu dad isu soo baxay kula hadlayay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. from VOA https://ift.tt/2tnvF42 via IFTTT
No comments:
Post a Comment