Warbaahinta dowladda Syria ayaa maanta sheegtay in laba gantaal oo Israel ay soo tuurtay ay ku dhaceen bartilmaameedyo ku yaalla meel u dhow garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Dimishiq. from VOA https://ift.tt/2Movpsp via IFTTT
No comments:
Post a Comment