Ciyaar xalay dhexmartay xulalka Brazil iyo Switzerland ayey labada dal isku dhaafi waayeen, waxaana ay kusoo gaba gabowday 1-1, Brazil oo ka mid ah dalalka loo saadaalinayay koobka ayaa ka badinweysay Switzerland. Goolka waxaa la hormaray Brazil, waxaana u saxiixay Phillipe Coutinho, laakin waxaa ka daba tagay Switzerland kadib marki uu goolka barbaraha u keenay Steven Zuber. Ciyaar kale oo Axadi shalay dhexmartay Costa Rica iyo Serbia ayaa waxaa 1-0 ay guushu ku raacday Serbia.
from VOA https://ift.tt/2yjUv9R
via IFTTT
Monday, June 18, 2018
Brazil oo dhaafi weyday Switzerland
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment