Dadka deegaanka magaalada Xudeyda ayaa sheegay in diyaaradaha qumaatiga u kaca ay duqeymo xoog leh u geysanayaan dhowr meel oo ka mid ah deegaanada u dhaw garoonka diyaaradaha ee magaalada. from VOA https://ift.tt/2JSf6qk via IFTTT
No comments:
Post a Comment