Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka baxay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, isaga oo sheegay in Golahani uusan hadda kadib u qalmin magaca uu wato. from VOA https://ift.tt/2JPxUHA via IFTTT
No comments:
Post a Comment