Jaalliyadda Soomaalida ee Koonfur Africa ayaa sheegtay in nin Soomaali ah oo madaxa looga jiray oo middi sitay uu laba qof oo mid uu Soomaali kale yahay ku dhex-dilay masaajid ku yaalla degmada Malmesbury oo u dhow magaalada Cape town. Ninkan ayaa sidoo kale weerarkaasi ku dhaawacay 2 qof oo kale, ka hor intii aanay boolisku toogasho ku dilin. Haddaba Jamaal Osman ayaa shilkan ka wareystay Cabdirisaaq Cabdilaahi Maxmed oo ah saxafi ku sugan magaalada Cape Town.
from VOA https://ift.tt/2JL4kij
via IFTTT
Thursday, June 14, 2018
Koonfur Afrika: Soomaali weeraray masjid
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment