Magaalada Muqdisho waxaa lagu lagu qabtay munaasabad loogu dabbaal degayo xuska kowda Luulyo,oo ah maalintii ay xuroobeen gobollada Koonfureed ee Soomaaliya iyo israacii labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur, taas oo hadda ay ka soo wareegatay 58 sano.
from VOA https://ift.tt/2IGF4s1
via IFTTT
No comments:
Post a Comment