Warar aanu ka helnay hay'adaha amniga Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar ka dhacay maalintii Talaadada nawaaxiga magaalada Jilib lagu bartilmaameedsaday sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-Shabab. from VOA https://ift.tt/2MwTzB6 via IFTTT
No comments:
Post a Comment