Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleystay xilka madaxtinnimo ee dalkiisa doorasho cusub oo waqtigeeda laga soo hormariyay, taas oo madaxtooyada siineysa awood dheeraad ah. from VOA https://ift.tt/2K7tsnO via IFTTT
No comments:
Post a Comment