Hay'adda qaxootiga QM ayaa sheegtay in dadkii ugu badnaa abid oo gaaraya 68.5 milyan oo qof lagu qasbay inay guryahooda ka qaxaan sanadii tagtay, sababo la xiriir dagaallo, rabshado iyo dhibaateyn. from VOA https://ift.tt/2MF4gT1 via IFTTT
No comments:
Post a Comment