Wafti ka socda dalka Eritrea ayaa maanta dalka ay deriska yihiin ee Ethiopia u tagi doona wada-hadallo taariikhi ah, oo soo afjari kara mid ka mid ah dagaalladii ugu dheeraa ee qaaradda Afrika. from VOA https://ift.tt/2MZcQwf via IFTTT
No comments:
Post a Comment