Tuesday, August 27, 2019

Cabdikarim Guled: Dowladda fursad ha siiso dadka Galmudug

Madaxweynihi hore ee maamul goboleedka Galmudug ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya in ay dhexdhexaad ka ahaato xaaladda siyaasadeed ee Galmudug, isla markaana ay fursad siiso dadka gobolka.

from VOA https://ift.tt/2L268Xj
via IFTTT

No comments:

Post a Comment