Thursday, August 29, 2019

Haween iyo carruur badan oo lagu afduubtay Nigeria

Koox hubeysan ayaa tobaneeyo haween iyo carruur ah ku afduubtay weerar ay ku qaadeen xaafad ku taalla waqooyiga galbeed ee Nigeria, sida ay sheegeen saraakiil iyo dadka deegaanka.

from VOA https://ift.tt/30PeHuc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment