Wednesday, August 28, 2019

Sabriye: Dowladdu ma jebin heshiiska Ahlu-Sunna

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaanay jebin heeshiiskii lala galay ururka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca, sida ay Ahlu-Sunna shalay ku eedeysay dowladda.

from VOA https://ift.tt/2MFT7Vu
via IFTTT

No comments:

Post a Comment