Tuesday, August 27, 2019

Jeneraal Caarre oo is difaacay

Jeneraal Saciid Cawil Jaamac ( Caarre) oo dhawaan ka goostay ciidamada Somaliland, ayaa iska fogeeyay eedo uga yimid taliyaha guud ee ciidamada Somaliland sarreeye gaas Nuux Ismaaciil Taani.

from VOA https://ift.tt/2Zy0akS
via IFTTT

No comments:

Post a Comment