Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Cumar Maxamuud Maxamed (Finish) u magacaabay inuu noqdo guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho, sida ku cad qoraal kasoo baxay Villa Somalia.
from VOA https://ift.tt/30rgjtH
via IFTTT
No comments:
Post a Comment