Dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa maanta wadahadallo nabadeed ugu baaqay dowladda Yemen iyo kooxda gooni u goosadka koofureed, kaddib dagaalo ba'an oo dhawaan laba dhimac ku dhexmaray magaalooyin ku yaalla Koofurta Yemen.
from VOA https://ift.tt/3212EKn
via IFTTT
No comments:
Post a Comment