Saturday, August 31, 2019

Hindiya oo muwaadinnimada kala laabatay Ku dhawaad 2 milyan oo qof

Ku dhawaad laba milyan oo qof oo ku nool gobolka Assam ee dalka India ayaa wajahaya waddan la'aan, kaddib marki ay iska waayeen liiska dadka muwaadiniinta Hindiga ah oo ee maanta soo baxay.

from VOA https://ift.tt/2NIOl9a
via IFTTT

No comments:

Post a Comment