Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa xqiijisay inay weerar duqeyn ah ku qaadday magaalada Cadan ee dalka Yemen, ayada oo beegsaneysa "maleeshiyo argagixiso ah" kadib markii dowladda Yemen ay sheegtay in weerarka lagu qaaday ciidamadeeda.
from VOA https://ift.tt/2L6GSiB
via IFTTT
No comments:
Post a Comment