Tuesday, August 27, 2019

Hay'ado ka digay qorshaha Kenya ee qaraarka 1267

Dowladda Kenya ayaa ku boorineysa Qaramada Midoobay in Al-Shabaab ay ku darto liiskeeda argagixisada, gaar ahaan kan ay ku jiraan Al-Qaacidda iyo ISIS, hase yeeshee hay'adaha caalamiga ah ayaa ka digay in taasi ay horseedi karto dhibaato bani'aadannimo.

from VOA https://ift.tt/2ZiWNmQ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment