Monday, August 26, 2019

Kenya oo markii ugu horreysay dhoofisay saliid

Dawladda Kenya ayaa maanta si tijaabo ah u billowday dhoofinta saliidda cayriin oo laga dhoofiyey dekedda magaalada Mombasa.

from VOA https://ift.tt/2HqGrxq
via IFTTT

No comments:

Post a Comment