Xamas ayaa sheegtay in laba qarax oo xalay ka dhacay Marinka Gaza ay ku dhinteen saddex sarkaal oo boolis ah, kuwaasi oo goobjoogeyaal ay ku qeexeen weeraro is-miidaamin ah. from VOA https://ift.tt/2Uf4zbE via IFTTT
No comments:
Post a Comment