Wednesday, August 28, 2019

Libya: Muhaajiriin ay Soomaali ku jiraan oo la' la'yahay

Ilaa 40 qof oo muhaajiriin ah ayaa la la'yahay in kastoo laga cabsi qabo inay dhinteen kadib markii doontii ay la socdeen ay ku degtay badda Medhitareeniyaanka habeenkii Talaada ee 27-ka Augast.

from VOA https://ift.tt/2MIstLs
via IFTTT

No comments:

Post a Comment